Qeexid
(-xyo, m.dh) Xabad; gaaddo.
(-xyo, m.dh) Xabad; gaaddo.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Qalab meel ku qurxin.
Qeexid Xigta: Cid jago sare in loo doorto u magacaabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg sarree.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-fyo, m.dh) Qof lacagaha qalaad isku beddela oo sarrifa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Alaabooyin yaryar oo guryaha lagu qurxiyo.
Qeexid Xigta: (-xyo, m.dh) Qori lagu celiyo shukaanta markabka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-do, ml.) Qarashka loo qaato in maalin ama ka badan la mas-ruufto; masruuf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Ka s.: wax, wax kale ka kor marin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Ka s.: wax, wax kale kor saaran ama ka derejaweyn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-xay, -xday; -rixi) Wax yar wax badan ku dhex darid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Lacag jajab ah oo qiimaheedu santiyaal yahay.
Qeexid Xigta: ld sarrifid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Lacag isku taal googo' u dhigma u beddelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld tarrixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg sarraysii.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Wax qalad ka bixin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax jeexdin yar u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: S. ah: wax aan qalad ahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Aqal weyn oo dhagax iwm laga dhisay; daar.
Qeexid Xigta: Harag neef weyn oo geel ama lo' ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Ilmo dacdarro iyo arrad ka muuqdaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Badar iniino yaryar oo bariis u eg leh adduunka oo dhanna laga cuno, marka la shiidana bur noqda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -ftay, -fatay
Qeexid: Lacag isku taal jajab u beddelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhawrashada sharafta la dhawrto.
Qeexid Xigta: Dulqaadka dhibaato loo dul qaato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]