Qeexid
Ka s.: wax, wax kale ka kor marin.
[-iiyay, -iisay]
f.g2Ka s.: wax, wax kale ka kor marin.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg sarraysii.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg sarree.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Wax dhanka hore xijin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-xyo, m.dh) Xabad; gaaddo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-fyo, m.dh) Qof lacagaha qalaad isku beddela oo sarrifa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Xaashi, loox iwm wax sadarro loo yeelay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Cid aad u sharfid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Is c.: is daalin.
Qeexid Xigta: Ka c.: cid caro ku abuurid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld jarraysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: ld yaree.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld darraysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld karraysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-do, ml.) Qarashka loo qaato in maalin ama ka badan la mas-ruufto; masruuf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg sadarraysan. ld sadarraysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Xilli subax ah oo iftiin wacani jiro laakiin qorraxdu aanay soo bixin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Nafley habeen wadid. ld guureggeli.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Ka sh.: qof in uu shaqo qabto ku kallifid.
Qeexid Xigta: Ka sh.: matoor iwm oo aan shaqaynayn hagaajin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg horraysii.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld abaaree.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: (f.g) Wax xawliga ay ku socdaan kordhin.
Qeexid Xigta: (f.mg) U dh.: cid waxay qeyb u lahayd wax ka badan siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]