Qeexid

"Lacag jajab ah oo qiimaheedu santiyaal yahay."

Qeexid Xigta

ld sarrifid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sarrif oo kali ah:
  • Sl, balse hadda laga dhigay hadba qiimaha uu sarrifka doollarku ka marayo suuqa xorta ah.
  • Waxaa intaas weheliya, hay’adda IMFta oo amaah ku meel gaar ah u fidineysa dawladdii la kulanta dhibaato la xiriirta sarrifka lacagaha iyo miisaaniyadda ganacsiga.