Qeexid

Lacag isku taal jajab u beddelasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sarrifo oo kali ah:
  • Inkasta oo magaalada laga isticmaalo lacagta Somaliland, haddana lacagta Giinbaarta loo yaqaan ee shillin soomaaligii hore, ayaa haysata suuqyada ganacsiga, iyadoo boqolka doollar lagu sarrifo ilaa Koobka Shaaha ah waxa laga iibinayaa 800 Sh.