Qeexid
"Laan caleemo leh ilkaha ama gacanta iyada oo aan la sii dayn xoog ugu jiidasho."
[-btay, -batay]
sarriib tay
sarriib atay
f.g3"Laan caleemo leh ilkaha ama gacanta iyada oo aan la sii dayn xoog ugu jiidasho."
Wadaag:
Laan caleemo leh ilkaha ama gacanta iyadoo aan la sii dayn xoog ugu jiidid si caleentu uga daadato. ld sarriig2.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax sharafta iyo haybadda ku xun qof ku qasbid.
Wax dhogorta ka murxin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Sharaf iyo magac dhawrasho.
ld sarriibo.
f.g3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Dhawrashada sharafta la dhawrto.
Dulqaadka dhibaato loo dul qaato.
m.dh
Wadaag:
Lacag isku taal jajab u beddelasho.
f.g3
-ftay, -fatay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Bir yar oo qadhabi ah oo ragga gadhmadowga ah cirradu ku siibsiibo.
m.dh
Wadaag:
Lacag jajab ah oo qiimaheedu santiyaal yahay.
ld sarrifid.
m.l
Wadaag:
Lacag isku taal googo' u dhigma u beddelid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
(-do, m.l) Meesha xoolaha la gadayo lagu xereeyo oo lagu siiyo caws iyo biyo; xero; deyr; siibad.
m.dh
Wadaag:
Lacag wax la sarrifay ahaansho.
f.mg4
-fnaa, -fnayd
Wadaag:
Wax waxtar-kiisa, kartidiisa iwm hubsasho. ld shir-rabo.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
Qodax, musbaar, xidid iwm oo meel ku jirey ka soo bax-sasho.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag: