Qeexid
"Geed ka mid ah geedaha dhulka ku faalala ama geedaha kale isku mara oo aan qodax lahayn, laamo jiljilacsanna leh."
"Geed ka mid ah geedaha dhulka ku faalala ama geedaha kale isku mara oo aan qodax lahayn, laamo jiljilacsanna leh."
Wadaag:
Wax, wax kale dushooda yaalyaal ahaansho. Xeerada bariiska ah hilib baa saarsaaran.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Jeexjeex yaryar oo aan maqaarka dhaafsanayn oo oogada loo yeelo.
Oodda reerka dusha uga wareegsan; deyr; meegaar;
Dhinac.
m.l
Wadaag:
Qof oogadiisa jeexjeex u yeelid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Weylo daaqa oo aan dhibaato mudanayn caanaha hooyada hadday waa yaan.
m.l.u
Wadaag:
Nin naag u galmoosho.
Wan lax kudud.
Wax, wax kale dul dhigasho.
f.g
-rtay, -ratay
Wadaag:
(bot.) Dhirta faalasha nooc ka mid ah oo caleemo yaryar iyo laamo jilicsan leh oo geedaha ku dul faafa geeluna aad u jecelyahay.
Cayaar jaadad badan u kala baxda oo siyaalo kala duwan loo tumo; saar-lugeed, saar-mooye.
m.l
Wadaag:
Wax meel dhulka ka sarreysa dhigid.
Ka s.: wax meel ka bixin.
Ku s.: meel col u dirid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Maro badanaa xariir ah oo dumarka hindidu qaataan oo guntiino iyo hagoogba u ah.
m.dh
Wadaag:
(-ryo, m.dh) (baay.) Habka dhirtu biyaha ay xididdadu u soo nuugaan dib ugu celiso gibilka iyaga oo maraya daloollada caleemaha iyagoo uumibiyood ah. biyow1 m.l ld biyoobid.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Bartamaha xabadka halka ay feeraha sare isaga yimaadaan.
m.l
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Laamaha iyo caleemaha dhirta badda oo hirku xeebta ku soo tufo ama biyaha dul sabbeeya.
m.dh
Wadaag:
Wax meel dhulka ka sarreysa la dhigay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag: