Qeexid

"Jeexjeex yaryar oo aan maqaarka dhaafsanayn oo oogada loo yeelo."

Qeexid Kale

Dhinac.

Qeexid Xigta

Oodda reerka dusha uga wareegsan; deyr; meegaar;

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine