Qeexid
"Qof oogadiisa jeexjeex u yeelid."
[-ray, -rtay]
sarsar2 ay
sarsar2 tay
f.g1"Qof oogadiisa jeexjeex u yeelid."
Wadaag:
Jeexjeex yaryar oo aan maqaarka dhaafsanayn oo oogada loo yeelo.
Oodda reerka dusha uga wareegsan; deyr; meegaar;
Dhinac.
m.l
Wadaag:
(-ro, m.dh) Feeraha intooda hoose oo saracda xigta iyo hilibka saaran.
m.dh
Wadaag:
Geed ka mid ah geedaha dhulka ku faalala ama geedaha kale isku mara oo aan qodax lahayn, laamo jiljilacsanna leh.
m.l.u
Wadaag:
Wax meel dhulka ka sarreysa dhigid.
Ka s.: wax meel ka bixin.
Ku s.: meel col u dirid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax u dulqaadasho.
Ka s.: wax ka quusasho. ld sabbur2, samar2, samir2.
f.mg1
Wadaag:
Sanqar samayn. ld shanqar2, sharqan2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-rro, m.dh) (daaw.) Cudur si kedis ah u dillaaca oo si dhakhso leh ugu fida dadka dhexdiisa isagoo saameynaya qayb badan ee dadka ka mid ah.
m.l
Wadaag:
Aqal weyn oo dhagax iwm laga dhisay; daar.
Harag neef weyn oo geel ama lo' ah.
m.dh
Wadaag:
Wax, wax kale dushooda yaalyaal ahaansho. Xeerada bariiska ah hilib baa saarsaaran.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Cid ixsaan laga sugaayo hadiyad siin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Geed faalala oo laamo dhaadheer iyo caleemo yaryar leh oo geelu daaqo.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Nabar jeex yar leh oo aan haragga dhaafsanayn.
m.dh
Wadaag: