Qeexid
"Qof dadka ka dabci duwan ahaansho."
[-cnaa, -cnayd]
sarwacan naa
sarwacan nayd
f.mg4"Qof dadka ka dabci duwan ahaansho."
Wadaag:
Wax wanaagsan ahaansho.
Ugu w.: sabab u ahaansho (wax).
f.mg4
-cnaa, -cnayd
Wadaag:
Nafley karti, awood, qurux iwm oo kuwa kale kaga duwanyahay leh ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax nasiib wanaagsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(sarmaan, m.dh) Geedqodax salka u buuran leh oo xabag macaan iyo asal wanaagsan oo wax lagu carariyo leh, xididdadiisana dhigo laga samaysto.
m.l
Wadaag:
Wax la sarcay ahaansho (geed).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Haragga wejiga xoolaha laga bixiyo.
Haragga wejiga dadka.
m.dh
Wadaag: