Qeexid
"Baaquli sati u samayn."
[-yeeyay, -yaysay]
satiye eeyay
satiye aysay
f.g2"Baaquli sati u samayn."
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Weel laba qalbac isugu aabburan oo la dhexgeliyo quliyaasha laguna qaado.
m.l
Wadaag:
Wax la satiyeeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Qayb ciidamadii fashiistaha ka mid ahayd oo soomaaliya ka jirtey.
m.l
Wadaag:
Hadal, hees, gabay iwm murti u yeelid.
f.g2
-yeeyay, -yeysay
Wadaag:
Cid dhibaato weyn gaarsiin.
f.g2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag: