Qeexid

"Buuq badan ama qaylo dheer."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sawaxan oo kali ah:
  • Sidaa darteedna ay jiraan dad badan oo kuu soo shiraya ama sawaxanka ku maqashiinaya, laakiin dabeecadoodu tahay “Qawda maqashii, waxna haw qaban”.
  • Intaa dabadeed meeshaaasi ka dhacay buuq iyo sawaxan ay xubno hore wasiiro u ahaan jiray ku dhawaaqeen in aanay ku qanacsanayn sida wax loo wado.