Qeexid
"Gacan ama aalad wax suuraddooda ku muujin."
[-ray, -rtay]
sawir2 ay
sawir2 tay
f.g1"Gacan ama aalad wax suuraddooda ku muujin."
Wadaag:
(-ro, m.l) S. ah: mindi ama bir kale oo aan wax goyn oo af-beeshay.
m.dh
Wadaag:
Muuqaal u eg nafley ama wax kale oo gacanta lagu masawiray ama aalad wax sawirta.
Qof aan caqli lahayn; nacas.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof aaladda wax sawirta ku shaqeeya oo aqoon u leh.
m.l
Wadaag:
Muuqaalka ka taagan wax laftiisa warqad, loox derbi, iwm ku daabicid iyada oo la adeegsanayo gacan ama qalab kale.
Shaxan ama jaantus sawirid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dulqaad iyo adkaysi dhibaato u yeelasho. ld sabar2.
f.mg1
-mray, -mirtay
Wadaag:
Wax dhalaalaya ka dhigid (wax).
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax halis gelin.
Wax dhibaato weyn u geysasho.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Doonni ama markab meel u leexin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Ilmo yaraan ku dhimasho. ld siqiir2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
La s.: cid xiriir wanaagsan la yeelasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: