Qeexid
"Wax la sawiray noqosho."
[-rmay, -rantay]
sawiran1 may
sawiran1 antay
f.mg1"Wax la sawiray noqosho."
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax dhibaato weyn gaartay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Ku s.: wax khatalmay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Muuqaal u eg nafley ama wax kale oo gacanta lagu masawiray ama aalad wax sawirta.
Qof aan caqli lahayn; nacas.
m.l
Wadaag:
Gacan ama aalad wax suuraddooda ku muujin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof aaladda wax sawirta ku shaqeeya oo aqoon u leh.
m.l
Wadaag:
Xubin wejiga ku taal oo afka iyo indhaha u dhexeysa oo laba dalool leh oo laga neefsado waxna lagu uriyo.
Meel ka soo fiiqan qararka iyo buuraha oo san u eg.
Daliig yar oo harag ah oo hargaha kale layskula tolo.
m.l
Wadaag:
Weel dhoob ama macdan iwm ka samaysan oo yara godan cuntadana lagu cuno.
Shay yar, fidsan, wareegsan oo heeso iwm ku duubanyihiin. ld sixni.
m.l
Wadaag:
Dildillaac dadka kaga dhaca cagaha oo qabowga iyo kulaylku keenaan. ld hilibsafan.
m.l
Wadaag:
(-ro, m.l) S. ah: mindi ama bir kale oo aan wax goyn oo af-beeshay.
m.dh
Wadaag:
Ereyo laysu jeediyo ama gacanta oo si gaar ah laysugu taago marka laysu yimaad ama la kala tegayo, iyadoo laysu muujinayo kalgacal.
Bartanka wejiga fardaha, lo'da iwm.
m.dh
Wadaag:
Dhaqdhaqaaq badan oo aan loo baahnayn oo nafleydu samayso.
m.l
Wadaag: