"Askeri ahaansho. ld sowjarnimo."
Wadaag:
ld sawjarnimo.
m.dh
Sawir ahaansho.
(-rro, m.dh) Askeri caddaan ah oo aan derejo lahayn. ld sowjar.
m.l
Saaxir ahaansho.
Saqiir ahaansho. ld siqiir nimo.
Aar ahaansho.
Jaar ahaansho.
Askari ahaansho. ldaskarinnimo, caskarinnimo, caskarnimo.
(daaw.) Labada indhood oo kala qalloocda.
Gabar ahaansho.