Qeexid
"Wax sawlac gaaray ahaansho (miro)."
[-naa, -naayd]
sawlacsan aa
sawlacsan aayd
f.mg4"Wax sawlac gaaray ahaansho (miro)."
Wadaag:
eeg sawlacsan. ld saw lacsanaansho sawlacsanaansho m.l/dh ld sawlacsanaan sawlax1 m.l Weyrax.
m.f.dh
Wadaag:
Heerka bislaan shaha miraha ee qallaylka ka horreeya gaarid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Wax silic hayo ahaansho. ld silicsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg silacsan. ld silacsanaansho, silicsanaan, silicsanaan sho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax la halciyay ahaansho (hilib).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax shilis oo hilib isla'eg leh ahaansho (nafley).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Waxyaabo aan cilmi ku dhisnayn oo badanaa la rumaysto lagana baqdo. ld senen.
m.l
Wadaag:
Naag wax wallac hayo ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qof wax derbi, kursi iwm ku tirsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax nasiib wanaagsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Ku j.: wax la samaynayo ku raali ahaansho. Tus. “Cali xilkaas in uu qabto kuma jacsana.”
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: