Qeexid

"Meeraha u dhexeeya dhulka iyo Mariiqa; raage."

Qeexid Kale

S. ah: qof nasiib daran oo la karahsado.

Qeexid Xigta

Waqti dhibaato badan oo qof mushkilaysanyahay.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Cali saxal baa haya”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine