Qeexid
"(-dyo, m.dh) (c.fal) Magac guud oo ay wadaagaan dhammaan saxar rada uu maatarku ka kooban yahay ee aan loo sii kala jabin saxarro ka sii yar."
"(-dyo, m.dh) (c.fal) Magac guud oo ay wadaagaan dhammaan saxar rada uu maatarku ka kooban yahay ee aan loo sii kala jabin saxarro ka sii yar."
Wadaag:
(-rro, m.dh) Cad qori, caws ama wax kale ka soo jabay, aad u yar oo dabayshu qaadi karto; firo.
m.l
Wadaag:
Ku s.: wax sal u yeelid.
Arrin xaqiiqdeeda sugid.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Cuntada dadku cuno inteeda oogadu nacdo oo ka soo baxda futada; xaar.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (c.cimi.) Duufaan bus fara badan ka buuxisa gibilka taas oo aragga si la taaban karo u yaraysa, mararka qaarkoodna waxaaba uu gaaraa araaggu ilaa iyo eber.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (jool.) Dhagax adag amase waxyaalaha kale ee dabacsan ee ka hooseeya ciidda dhulka dushiisa. Mararka qaarkood dhagaxaas adag, boqolaal mitiir buu ka hooseeyaa dhulka dushiisa, hase ahaatee inta badan waxaa laga helaa meelo ka gun gaaban. Meelaha janjeerkood u ama tiiradoodu aad u sarrayso, dhadhaabo saleedku waa qaawanyahay oo ma laha ciid daboosha.
m.l
Wadaag:
saxarka Alfa m.l (-rada ..., m.dh) (kiim.) Bu'da heliyam oo ay bixisay bu' weyn oo uu ku dhaca mataatax kaahfaleed. S. a. ma laha tamar socod badan, waxaana markiiba nuugta hawada.
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (baay.) (Herka dh. s.). Heerka tamar dh. ee looga baahanyahay inay xayawaanka ku hayso nasasho. Heerka dh. waxa lagu qiyaasaa habka soo saarka kulka ee halbeeg waqti: waxay tilmaamaysaa tamarta la isticmaalay si loo fuliyo shaqooyinka muhimka ah, sida garaaca wadnaha, neefsashada, dhaq dhaqaaqa dareenwadka, gudbin firfircoon iyo dhiiqista.
m.l
Wadaag:
Geedgaab leh caleemo jiljilicsan oo aan jebin iyo qodxo yaryar. ld salaamaco.
m.l
Wadaag:
Cid dhibaato weyn gaarsiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Meeraha u dhexeeya dhulka iyo Mariiqa; raage.
Waqti dhibaato badan oo qof mushkilaysanyahay.
S. ah: qof nasiib daran oo la karahsado.
m.l
Wadaag:
(-xyo, m.dh) Xubnaha taranka iyo meesha ay ku yaallaan.
m.l
Wadaag: