Qeexid
"saxarka Alfa m.l (-rada ..., m.dh) (kiim.) Bu'da heliyam oo ay bixisay bu' weyn oo uu ku dhaca mataatax kaahfaleed. S. a. ma laha tamar socod badan, waxaana markiiba nuugta hawada."
"saxarka Alfa m.l (-rada ..., m.dh) (kiim.) Bu'da heliyam oo ay bixisay bu' weyn oo uu ku dhaca mataatax kaahfaleed. S. a. ma laha tamar socod badan, waxaana markiiba nuugta hawada."
Wadaag:
(-rro, m.dh) Cad qori, caws ama wax kale ka soo jabay, aad u yar oo dabayshu qaadi karto; firo.
m.l
Wadaag:
Cuntada dadku cuno inteeda oogadu nacdo oo ka soo baxda futada; xaar.
m.dh
Wadaag:
Meeraha u dhexeeya dhulka iyo Mariiqa; raage.
Waqti dhibaato badan oo qof mushkilaysanyahay.
S. ah: qof nasiib daran oo la karahsado.
m.l
Wadaag:
Cid dhibaato weyn gaarsiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Weel dhoob ama macdan iwm ka samaysan oo yara godan cuntadana lagu cuno.
Shay yar, fidsan, wareegsan oo heeso iwm ku duubanyihiin. ld sixni.
m.l
Wadaag:
(-xyo, m.dh) Xubnaha taranka iyo meesha ay ku yaallaan.
m.l
Wadaag:
(jool.) Bedka guud ee biyo shubka u ah webi iyo laagihiis.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (c.cimi.) Duufaan bus fara badan ka buuxisa gibilka taas oo aragga si la taaban karo u yaraysa, mararka qaarkoodna waxaaba uu gaaraa araaggu ilaa iyo eber.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (c.fal) Magac guud oo ay wadaagaan dhammaan saxar rada uu maatarku ka kooban yahay ee aan loo sii kala jabin saxarro ka sii yar.
m.l
Wadaag: