Qeexid

"Saxaro dhigid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saxaroo oo kali ah:
  • Shubanka fayraska ahi wuxuu qaataa 5 ilaa 9 maalmood, laakiin waxaa hoos u dhaca qiyaasta saxarada iyo inta mar ee uu ilmuhu saxaroonaya inta daawadu socoto.
  • Markuu carooday, ninkii Kanaaniga ahaa, wuu soo baxay oo wuxuu yimid kanisaddi weyneyd, markaas ayuu, habeennimadii, dhexdeeda ku saxarooday, oo ku xajo gutay.