Qeexid
"Wax aad u nadiifin."
[-ray, -rtay]
saxartir ay
saxartir tay
f.g1"Wax aad u nadiifin."
Wadaag:
(-rro, m.dh) Cad qori, caws ama wax kale ka soo jabay, aad u yar oo dabayshu qaadi karto; firo.
m.l
Wadaag:
Cuntada dadku cuno inteeda oogadu nacdo oo ka soo baxda futada; xaar.
m.dh
Wadaag:
saxarka Alfa m.l (-rada ..., m.dh) (kiim.) Bu'da heliyam oo ay bixisay bu' weyn oo uu ku dhaca mataatax kaahfaleed. S. a. ma laha tamar socod badan, waxaana markiiba nuugta hawada.
Wadaag:
Meeraha u dhexeeya dhulka iyo Mariiqa; raage.
Waqti dhibaato badan oo qof mushkilaysanyahay.
S. ah: qof nasiib daran oo la karahsado.
m.l
Wadaag:
Cid dhibaato weyn gaarsiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-xyo, m.dh) Xubnaha taranka iyo meesha ay ku yaallaan.
m.l
Wadaag:
Weel dhoob ama macdan iwm ka samaysan oo yara godan cuntadana lagu cuno.
Shay yar, fidsan, wareegsan oo heeso iwm ku duubanyihiin. ld sixni.
m.l
Wadaag:
(jool.) Bedka guud ee biyo shubka u ah webi iyo laagihiis.
m.l
Wadaag: