Qeexid
"eeg saxo. ld saxad, sixad, sixasho."
"eeg saxo. ld saxad, sixad, sixasho."
Wadaag:
(-rro, m.dh) Cad qori, caws ama wax kale ka soo jabay, aad u yar oo dabayshu qaadi karto; firo.
m.l
Wadaag:
Meeraha u dhexeeya dhulka iyo Mariiqa; raage.
Waqti dhibaato badan oo qof mushkilaysanyahay.
S. ah: qof nasiib daran oo la karahsado.
m.l
Wadaag: