Qeexid Xigta

ld saxniin, sixid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saxid oo kali ah:
  • Saxid war ku baahay Garowe Online Markaan sameynay xiriiro iyo baaritaan dheer kadib waxaan ogaanay in warka ku saabsan in la fasaxay gaadiid gargaar rashin waday oo ku xayirnaa xududa Kenya aysan dowladda Kenya soo fasaxin.
  • Dhinaca kale Madaxweynaha ayaa sheegey in Xukuumadiisa ku guuleysatey dib usoo nooleyntii ciidamada Daraawiishta islamrkaana saxid ku wada ciidamada Booliska Puntland iyo shaqaalaha hay'adaha.