Qeexid

"(-xyo, m.dh) Qoraal la sharciyeynayo oo magac dhan ama la gaabiyey hoosta looga dhigo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saxiix oo kali ah:
  • Dowlada Ethiopia ayaa laba sano faragelin ciidan ku sameysay Somalia, waxayna dagaalo culus la galeen Al-shabaab iyo Midowgii Maxkamadaha oo isku dhinac ahaa, waxayna ka baxeen markii ay heshiis la saxiixdeen Madaxweynaha DF Sh.
  • August 6, 2012 1:02 pm GMT - Written by PP - Edited by PP Warsaxaafadeed: (pp)- Warsaxaafadeed ku saabsan kulankii xoghayaha arimaha dibadda ee dalka Maraykanka iyo saxiixayaasha road-mapka Soomaaliya ee Nairobi.