Qeexid
"Qoraal la sharciyeynayo, magac dhan ama la soo gaabiyey hoosta uga qorid."
[-xay, -xday]
saxiix2 ay
saxiix2 day
f.g1"Qoraal la sharciyeynayo, magac dhan ama la soo gaabiyey hoosta uga qorid."
Wadaag:
(-xyo, m.dh) Qoraal la sharciyeynayo oo magac dhan ama la gaabiyey hoosta looga dhigo.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Badan weyn oo si gaar ah loo sameeyey, matoor lehoo maraakiibta wax loogu geeyo loogana soo qaado. ld sixiimad.
m.dh
Wadaag:
La s.: cid xiriir gacaltooyo la yeelasho.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
(-bbo, m.dh) Naag xiriir gacaltooyo qof kale la leh; saaxiibad.
m.dh
Wadaag:
(-bbo, m.dh) Nin xiriir gacaltooyo qof kale la leh; wadey.
m.l
Wadaag: