Qeexid

"Wax la saxiixay ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saxiixan oo kali ah:
  • MARKUU ARKAY wasiirada iyo xildhibaanada gobolka Hiiraan ka soo jeeda iyo qoraalka saxiixan oo ay soo gudbiyeen.
  • Kuwani hal iyo laba tuducood oo ay qoraallaadooda ku naaxiyaan ma ba daneeyaan e waxa ay qaataan qoraalka (ay dhacayaaan) siduu u dhan yahay, waxay na baddalaan magaca uu qoraalkaasu ku saxiixan yahay, oo ay iyagu isku saxiixaan—dib na u soo daabacaan!