Qeexid

"Xaaladda uu ku sugan yahay jir aan cudur hayn. ld sixo1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saxo oo kali ah:
  • Madax-tooyadu waa barta laga ilaasho, lagana saxo khaladka soo dhex gala hay’adaha dawladda.
  • Waxaan shaki ku jirin in bini-aadanku khaldamo ama warbixin si khaldan u gudbiyo, hase ahaatee, ay mudan tahay in la saxo khaladaadkii la galey.