Qeexid

"Qoyaanka gabaddanadu keento; dharab."

Qeexid Xigta

ld sayaxid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sayax oo kali ah:
  • Maalintaas roobabawda ahayd, markii jirkii qaaday oo daadkii qaarna guray qaarna gudbey waxay ciidan sayax farfadhiyaa habsami u dhegaysteen luuqdii Khaliif Shiikh Maxamuud oo uu ku mariyey Doogkiciye oo uu kaga jawaabayey Darbadaaley.
  • Cirka ayaa isa soo qabsaday oo sayaxa dhibica iyo dabaysha buuftaa leh ayaa midba midka kale aad moodaysay inay soo kala hirdamayaan.