Qeexid
"Qoyaanka gabaddanadu keento; dharab."
Qeexid Xigta
ld sayaxid.
"Qoyaanka gabaddanadu keento; dharab."
ld sayaxid.
Wadaag:
(-xayaal, m.l/dh) (fiis.) Walax ka nuugi karta biyaha atomosfiyeerka.
m.l
Wadaag:
(-xyo, m.dh) (juqr.) Dhammaadka fud baraf, kolka herkulku kor uga kaco barta biyuhu ku fadhiistaan, barafkuna uu biyoobo. Loolalka sare sayaxu waa dhacdo sanadeed muhimad weyn leh, oo dhaca gu' walba, waxana ku xiga milmidda barafka iyo ado-barafeedka iyo wabiyada.
m.l
Wadaag:
Wax gabaddano ku qoyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Q. ah: wax aan qarsoonayn oo si wanaagsan loogu wada jeedo.
Wax sida badar, geed iwm oo diirka laga qaaday.
Laf hilibkii laga guray.
m.l.kh
Wadaag:
(-qiin/-qyo, m.dh) Qof ka shaqeeya farsamaynta dahabka, qalinka iwm.
m.l
Wadaag:
Nooc kalluunka badda ka mid ah.
G. ah (nirig): aan weli ababin oo caana keliya ku nool.
m.l
Wadaag:
Dhaafidda laga dhaafo dembi ama deyn cid qabtay. ld saamaxaad.
m.l
Wadaag:
Wax wanaagsan.
Sacabka oo si dabacsan wax loo kor mariyo.
Dhismo dhammaaday oo dusha laga simay. 4. S. ah: dhulbeereed aan geedo lahayn oo muddo la beerayey.
m.l
Wadaag:
Si xoog leh wax shubma meel tiigaal ah ugu daadin. ld sayri.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: