Qeexid

"(-xyo, m.dh) (juqr.) Dhammaadka fud baraf, kolka herkulku kor uga kaco barta biyuhu ku fadhiistaan, barafkuna uu biyoobo. Loolalka sare sayaxu waa dhacdo sanadeed muhimad weyn leh, oo dhaca gu' walba, waxana ku xiga milmidda barafka iyo ado-barafeedka iyo wabiyada."

Wadaag: