Qeexid
"eeg say"
Qeexid Xigta
2. Isbarbardhigid; sarcid (dun, liilammo iwm).
"eeg say"
2. Isbarbardhigid; sarcid (dun, liilammo iwm).
Wadaag:
Wax tiradooda kordhin. ld saa'idi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cabsi Ilaah u go'id.
Ka s.: wax la caadaystay joojin.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(c.nafl.) Muddada ay qof dumar ahi ilmo uurka ku qaaddo, sidku wuxuu socdaa qiyaasta 266 maalmood, laga bilaabo calool galka ilaa ilmuhu dhashaan, ilmaha uurka ku jirana wuxu ku koraa uurka. Inta sidku socdo caadadu way maqantahay, waxaa dhici kara in ay aad u badato cuno cunnidu ama la jeclaado cunitaanka, naasuhu way weynaadaan, qofka dumarka ah waywallaci kartaa.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Qaddar daawo ah oo si taxadar leh loo qiyaasay takhtar u qoray in markiiba bukaan.
m.l
Wadaag:
Si xoog leh wax shubma meel tiigaal ah ugu daadin. ld sayri.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-mo, m.dh) Addin roob ah oo aan ballaarayn oo meel ka hoora.
m.l
Wadaag:
Timo bul ah oo xayawaanka qaarkiis dabada fooddeed uga yaal.
m.dh
Wadaag: