Qeexid
"eeg saylaan2."
"eeg saylaan2."
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Socod aan joogsi lahayn socosho.
f.mg1
Wadaag:
S. ah: saymaha roobka.
Socod aan kala joogsi lahayn.
m.l
Wadaag:
Meel laysugu yimaado oo alaabta iyo waxyaalaha ganac siga ah lagu kala beddesho.
Suuq xoola-ha lagu kala iibsado. ld seylad, siilad.
m.dh
Wadaag:
(-myo, m.dh) (bot.) Nudo u qaada biyaha iyo macaadinta nafaqada leh ee ku milan dhirta kelli.
m.l
Wadaag:
Qaylo iyo buuq dagaal wehliyo oo ay cidi samayso. ld saylaan dhabasho.
m.l
Wadaag:
bulaan1 m.l 1. Cod weyn aan ereyadiisu sugnayn oo dad badan oo isku mar hadlaya sameeyaan.
ld bulaan1. bulaan1 m.l 1. Cod weyn aan ereyadiisu sugnayn oo dad badan oo isku mar hadlaya sameeyaan. 2. ld bulaamid.
m.f.dh
Wadaag:
Wax la qaybsaday inta qof walba gooni u helo.
Hantida qof kaga qaybgalo shirkad beecmushtari.
Xiriir ka dhexeeya laba tiro-xisaabeed. ld sahmi1
m.l
Wadaag: