Qeexid
"Qaylo iyo buuq dagaal wehliyo oo ay cidi samayso. ld saylaan dhabasho."
"Qaylo iyo buuq dagaal wehliyo oo ay cidi samayso. ld saylaan dhabasho."
Wadaag:
S. ah: saymaha roobka.
Socod aan kala joogsi lahayn.
m.l
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Socod aan joogsi lahayn socosho.
f.mg1
Wadaag:
(-myo, m.dh) (bot.) Nudo u qaada biyaha iyo macaadinta nafaqada leh ee ku milan dhirta kelli.
m.l
Wadaag:
Meel laysugu yimaado oo alaabta iyo waxyaalaha ganac siga ah lagu kala beddesho.
Suuq xoola-ha lagu kala iibsado. ld seylad, siilad.
m.dh
Wadaag: