Qeexid

"Belaayo, halis."

Qeexid Xigta

eeg sayn1.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saymo oo kali ah:
  • Saymo Gale : Waa Maanso ka hadlaysa Dhacdadii Sebtember 11 iyo Maalintii shalay waxa dalka Maraykanka iyo dunida dacaladeedaba laga xusay dhacdadii September 11 ee lagu xasuuqay dad tiradoodu ku dhowdahay 3,000 oo qof.
  • Haddan araarta intaas ku soo koobo, maansadan aan u bixiyay "Saymo Gale" oo aan curiyay bishan September 11 keedii 2011 ka waxa ay ka hadlaysaa cadowgaas iyo dhibaatooyinka ay insaanka oo dhan ku hayaan.