Qeexid

"(-mo, m.dh) Addin roob ah oo aan ballaarayn oo meel ka hoora."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sayn oo kali ah:
  • Kimistari waa barashada aasaasiga ah ee sayniska maatarka( matter) iyo iskudhiskiisa, iyo hababka ay u falgalaan.
  • Waxa kale oo uu yidhi; “ Xaqiiqda aan cidina ka baxsan karin waa cid waliba waajibkii laga rabay 50% haddaanay ka hoosayn muu qaban weeye.”