Qeexid
"(-syo, m.dh) (c.cimi.) Daruur maraysa joog sare oo waslad waslad ah, oo muuqaal ahaan jilicsan una eg baalal."
"(-syo, m.dh) (c.cimi.) Daruur maraysa joog sare oo waslad waslad ah, oo muuqaal ahaan jilicsan una eg baalal."
Wadaag:
Si xoog leh wax shubma meel tiigaal ah ugu daadin. ld sayri.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-syo, m.dh) (daaw.) Saxar aad u yar oo aan lagu arki karin weyneyso fudud ama aan lagu shaandhayn karin shaandho, laakiinse awood u leh, inuu ku dhalo kuna dheefsado unug kale dhexdiisa.
m.l
Wadaag:
(-syo, m.dh) Neecaw qabow oo ka dambaysa roob da'ay; yalalaxo.
m.l
Wadaag:
(-khyo/-awaariik, m.dh) Qalab la gamo, aad u dheereeya oo hawlo kala duwan loo adeegsado. ld saaruukh.
m.l
Wadaag:
(-mo, m.dh) Addin roob ah oo aan ballaarayn oo meel ka hoora.
m.l
Wadaag:
Timo bul ah oo xayawaanka qaarkiis dabada fooddeed uga yaal.
m.dh
Wadaag: