Qeexid
"(baay.) Waxa laga soo dhiran dhiriyey bayrimidiin. Waa mid ka mid ah qaybaha ugu muhiimsan ee salka u ah niyukiyootaydh iyo asiidh bu'eedyada DNA iyo RNA."
"(baay.) Waxa laga soo dhiran dhiriyey bayrimidiin. Waa mid ka mid ah qaybaha ugu muhiimsan ee salka u ah niyukiyootaydh iyo asiidh bu'eedyada DNA iyo RNA."
Wadaag:
(baay.) Qaybsanka unugga si uu u sameeyo laba unug oo mataanaysan oo mid kastaa leeyahay bu' ay ku jiraan tiro isku mid ah oo isku nooca oo koromosoomya ah, sida unugga ay ka yimaadeen.
m.l
Wadaag:
eeg samirsii. ld sabarsiin, sabarsiis, samirsiis.
m.f.dh
Wadaag:
(-myo, m.dh) (baay.) Walax xab oo kale ah oo ku wareegsan bu'da unugga.
m.l
Wadaag: