Qeexid

"ld sedbursasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sedbursi oo kali ah:
  • Sababta Laasciidle xaqeedii ay ku waydayna tahay Madaxweynihii hore oo u eexaynayay qabiilkiisa si ay sedbursiino uga helaan doorashooyinka dhacaya.
  • . Qoomiayadda Mirifle waxay aaminsan tahay in keligeeda ay goboladan ay ka arimiyaan ayna aamisan yihiin in ayaga tira ahaan ugu badan yihiin, sedbursigana Miriflaha loo badiyo xubnaha maamulka sida ay haadan uga caadeysteen xubnaha baarlamaanka DFKM.