Qeexid
"(-do, m.l) (c.nafl.) Koox nudo ah oo liilsami kara, kuwaasoo hal ama in ka badan oo lafo ah oo isu tagay, isuna haya kalagoosyo dhaqdhaqaaq. Seeduhu waxay xukumaan dhaqdhaqaaqa lafaha ee kala goyska, sidaa awgeed waxay muhiim u tahay ka hortagga kala baxa."