Qeexid

"Walxo ku wareega qorraxda, raacana meeris qaabkiisu yahay qabaal. Seef cireedyada, badankoodu, waxa ay leeyihiin daba dheer oo aad noogu muuqa-ta marka uu qorraxda u soo dhawaado."

Wadaag: