Qeexid
"Karti wax lagu hubsado oo lagu sugo la'aan; kadsiinyo la'aan."
Qeexid Xigta
S. ah: qof samir daran oo aan wax hubsan.
"Karti wax lagu hubsado oo lagu sugo la'aan; kadsiinyo la'aan."
S. ah: qof samir daran oo aan wax hubsan.
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Nooc kalluunka badda ku nool ka mid ah oo u eg faras badeedka, guudse aan lahayn.
m.l
Wadaag:
(-fo, m.l) Qalab lagu dagaallamo, gadaal daab la qabsado ku leh oo ka samaysan bir xalleefsan, dhuuban, dheer, toosan ama qalloocan, leh caarad wax mudda iyo af wax gooya.
m.dh
Wadaag:
Walxo ku wareega qorraxda, raacana meeris qaabkiisu yahay qabaal. Seef cireedyada, badankoodu, waxa ay leeyihiin daba dheer oo aad noogu muuqa-ta marka uu qorraxda u soo dhawaado.
m.l
Wadaag:
(jool.) Nooc ka mid ah bataax bacaad, oo badanaa laga helo saxaaraha, taasoo ka kooban lafo dhaa-dheer oo af leh oo barbarro la ah dhinaca dabayshu ka soo dhacayso. Dhammaad-kana waxa kordha dhererka bacaadka, markaasoo dabaylaha gudbani ay kordhi-yaan dhererkeeda iyo ballaadhkeeda.
m.l
Wadaag: