Qeexid
"Wax gefid."
[-gay, -gtay]
seeg ay
seeg tay
f.g1"Wax gefid."
Wadaag:
Qof nolosha ku fashilay.
Qof aan waxba tacban karin; nacas; doqon.
Qof aan waxba haysan dhibaatana hayso.
m.l
Wadaag:
(-fo, m.l) Qalab lagu dagaallamo, gadaal daab la qabsado ku leh oo ka samaysan bir xalleefsan, dhuuban, dheer, toosan ama qalloocan, leh caarad wax mudda iyo af wax gooya.
m.dh
Wadaag:
Kabaha la tolay jaanta ugu horraysa ee qofka cagtiisa lagu cabbiro.
S. ah: koombo iwm oo waxa ku jiraa afka la siman yihiin.
m.l
Wadaag:
(-mayaal, m.l/dh) Billaawe weyn oo lagu dagaallamo; golxob.
m.l
Wadaag:
Cayaar carruureed qof, wax la taabtay noqosho.
Madax, wax timaha laga xiiray noqosho.
Dhir laamaheeda la simay ahaansho.
f.g1
Wadaag:
Beden, huuri iwm seeb ku wadid. ld seebi.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
(-do, m.l) (c.nafl.) Koox nudo ah oo liilsami kara, kuwaasoo hal ama in ka badan oo lafo ah oo isu tagay, isuna haya kalagoosyo dhaqdhaqaaq. Seeduhu waxay xukumaan dhaqdhaqaaqa lafaha ee kala goyska, sidaa awgeed waxay muhiim u tahay ka hortagga kala baxa.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Sooh adag, cad oo muruqyada madaxooda ku yaal isuna haya muruqyada iyo lafaha.
m.dh
Wadaag:
(-bab, m.l) Qori dheer oo afka hore u ballaaran oo bedenada iyo huuriyada lagu wado.
m.l
Wadaag:
Laba dal oo isku qabsan ama gobollo, beero iwm xarriiqda u dhexeysa oo qaybisa.
Falka la sameeyo, marka qof saar ama Boorane laga saarayo (tumayo).
m.l
Wadaag: