Qeexid
"Nolol ku fashilid (qof)."
[-gay, -gtay]
seegseeg2 ay
seegseeg2 tay
f.mg1"Nolol ku fashilid (qof)."
Wadaag:
Qof nolosha ku fashilay.
Qof aan waxba tacban karin; nacas; doqon.
Qof aan waxba haysan dhibaatana hayso.
m.l
Wadaag:
Qof, wax aan faa'ido lahayn waqti ku lumin.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Qof ama wax indho ku hayn.
Soo ee.: booqasho ku tegid (meel).
Ka ee.: halis ka ilaalin. 4. Ku ee.: wax ku tijaabin. 5. Isu ee.: isbarbardhigid dad, waxyaabo, arrin iwm. 6. Iska ee.: wax, waxyeelladooda ka foojignaan.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-fo, m.l) Qalab lagu dagaallamo, gadaal daab la qabsado ku leh oo ka samaysan bir xalleefsan, dhuuban, dheer, toosan ama qalloocan, leh caarad wax mudda iyo af wax gooya.
m.dh
Wadaag: