Qeexid

"seeji lg2 Cid wax gefsiin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga seeji oo kali ah:
  • Wuxuu dhaawacu gaadhay bishii March, kaas oo seejiyay koobka adduunka.
  • Uducayntii faraha badnayd iyo siyaaradii uu ka heli lahaa muslimiinta qabrigiisa soo booqaysay maxaa lagu seejiyey oo looga dhigay cid aan la ogayn meel lagu yaqaan ama lagu soo booqdo ama loogu duceeyo markii qabrigeeda la arko ama lasoo xasuusto?