Qeexid
eeg seeji. ld seejis.
eeg seeji. ld seejis.
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: seeji lg2 Cid wax gefsiin.
m.l
Qeexid: ld seejin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg danseeji. ld danseejis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg seexi. ld seexis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg ceeji. ld ciijin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld seebid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg beeji.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
fk.we
Qeexid: ld sidee.
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]
we (weyddimeed) - weyddimeed (interrogative) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) (c.nafl.) Koox nudo ah oo liilsami kara, kuwaasoo hal ama in ka badan oo lafo ah oo isu tagay, isuna haya kalagoosyo dhaqdhaqaaq. Seeduhu waxay xukumaan dhaqdhaqaaqa lafaha ee kala goyska, sidaa awgeed waxay muhiim u tahay ka hortagga kala baxa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg wareeji. ld wareejis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-bab, m.l) Qori dheer oo afka hore u ballaaran oo bedenada iyo huuriyada lagu wado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Beden, huuri iwm seeb ku wadid. ld seebi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Sooh adag, cad oo muruqyada madaxooda ku yaal isuna haya muruqyada iyo lafaha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-fo, m.l) Qalab lagu dagaallamo, gadaal daab la qabsado ku leh oo ka samaysan bir xalleefsan, dhuuban, dheer, toosan ama qalloocan, leh caarad wax mudda iyo af wax gooya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax gefid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Kabaha la tolay jaanta ugu horraysa ee qofka cagtiisa lagu cabbiro.
Qeexid Xigta: S. ah: koombo iwm oo waxa ku jiraa afka la siman yihiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Cayaar carruureed qof, wax la taabtay noqosho.
Qeexid Xigta: Madax, wax timaha laga xiiray noqosho.
Qeexid Kale: Dhir laamaheeda la simay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Laba dal oo isku qabsan ama gobollo, beero iwm xarriiqda u dhexeysa oo qaybisa.
Qeexid Xigta: Falka la sameeyo, marka qof saar ama Boorane laga saarayo (tumayo).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Laba dal oo isku qabsan ama gobollo, beero iwm xarriiq kala qaybisa u samayn.
Qeexid Xigta: Cid mingis, boorane iwm ka muddeyn. ld seeree.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Garangar yar oo qodxa ka taagtaagan yihiin oo weylaha gafuurka loo geliyo si aysan lo'da u nuugin.
Qeexid Xigta: Asaas; saldhig.
Qeexid Kale: Nin ka shaqeeya xera-da fardaha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]