Qeexid
"(-wayaal, m.l/dh) S. ah: weel waxa ku jiraa afkiisa ayna ka sarreyn."
"(-wayaal, m.l/dh) S. ah: weel waxa ku jiraa afkiisa ayna ka sarreyn."
Wadaag:
Kabaha la tolay jaanta ugu horraysa ee qofka cagtiisa lagu cabbiro.
S. ah: koombo iwm oo waxa ku jiraa afka la siman yihiin.
m.l
Wadaag:
Cayaar carruureed qof, wax la taabtay noqosho.
Madax, wax timaha laga xiiray noqosho.
Dhir laamaheeda la simay ahaansho.
f.g1
Wadaag:
Ari, wax aan geeso lahayn ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: