Qeexid
"Ari, wax aan geeso lahayn ahaansho."
[-naa, -nayd]
seenyoon aa
seenyoon ayd
f.mg4"Ari, wax aan geeso lahayn ahaansho."
Wadaag:
Kabaha la tolay jaanta ugu horraysa ee qofka cagtiisa lagu cabbiro.
S. ah: koombo iwm oo waxa ku jiraa afka la siman yihiin.
m.l
Wadaag:
Cayaar carruureed qof, wax la taabtay noqosho.
Madax, wax timaha laga xiiray noqosho.
Dhir laamaheeda la simay ahaansho.
f.g1
Wadaag:
(-wayaal, m.l/dh) S. ah: weel waxa ku jiraa afkiisa ayna ka sarreyn.
m.l.kh
Wadaag: