Qeexid

ld seerid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga seerayn oo kali ah:
  • Wasiirka xanaanada xooluhu waxa kale oo uu tilmaamay in dhibaatooyinka waqtigan xaadirka ugu daran ee deegaanka waxyeelada u gaysta ay ka mid yihiin: Bacda, degsimada tuulooyinka ee xad-dhaafka ah, seeraynta bilaa sharciga ah ee dhulka la seerto IWM.