Qeexid
"Dhul iwm xuduud u samaysasho. ld seerayso."
[-rtay, -ratay]
seer tay
seer atay
f.g3"Dhul iwm xuduud u samaysasho. ld seerayso."
Wadaag:
Dalal isku qabsan oo dawlado kala leeyihiin ama gobollo, beero iwm xarriiqda u dhexeysa oo caddaynaysa meesha mid ku dhammaado midna ka billaawdo; soohdin; xudduud; xad.
Dhul laga xayiro daaq-sinka xilliga doogga ah si loo daaqo jiilaalka.
m.l
Wadaag:
Laba dal oo isku qabsan ama gobollo, beero iwm xarriiq kala qaybisa u samayn.
Cid mingis, boorane iwm ka muddeyn. ld seeree.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Laba dal oo isku qabsan ama gobollo, beero iwm xarriiqda u dhexeysa oo qaybisa.
Falka la sameeyo, marka qof saar ama Boorane laga saarayo (tumayo).
m.l
Wadaag:
Dhul iwm wax xuduud leh ahaansho.
Dhul wax xirmaysan ahaansho.
Cid wax mingis, boorane iwm laga tumay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
ld seer
Dhul in muddo ah daaq ka xayirid. 2. Xabbad la riday meel la waayid.
f.g2
-reeyay, -reysay
Wadaag:
Ka s.: wax, wax ku gudbanaa dhaafid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-fo, m.l) Qalab lagu dagaallamo, gadaal daab la qabsado ku leh oo ka samaysan bir xalleefsan, dhuuban, dheer, toosan ama qalloocan, leh caarad wax mudda iyo af wax gooya.
m.dh
Wadaag:
seeraari lg2 Wax la tuurayo si ay meel shishe oo aan muuqan ugu dhacaan, wax dheer oo soke dusha ka marin.
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Jaad ugaarta ka mid ah, cawsha ka yar, dib gaaban, dhinacyada laba diillimood oo madow ku leh oo raxan raxan isu raacda.
m.dh
Wadaag:
Beden, huuri iwm seeb ku wadid. ld seebi.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
(-mayaal, m.l/dh) Billaawe weyn oo lagu dagaallamo; golxob.
m.l
Wadaag: