Qeexid
"Weylo si aysan lo'da u nuugin garangar yar oo qodxo ka taagtaaganyihiin gafuurka u gelin."
[-say, -stay]
sees2 ay
sees2 tay
f.g1"Weylo si aysan lo'da u nuugin garangar yar oo qodxo ka taagtaaganyihiin gafuurka u gelin."
Wadaag:
Garangar yar oo qodxa ka taagtaagan yihiin oo weylaha gafuurka loo geliyo si aysan lo'da u nuugin.
Asaas; saldhig.
Nin ka shaqeeya xera-da fardaha.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Saxan yar oo wareegsan yarana godan oo korkiisa bakeerida la saarto, wixii ka soo daatana celiya.
m.l
Wadaag:
(-fo, m.l) Qalab lagu dagaallamo, gadaal daab la qabsado ku leh oo ka samaysan bir xalleefsan, dhuuban, dheer, toosan ama qalloocan, leh caarad wax mudda iyo af wax gooya.
m.dh
Wadaag:
Dalal isku qabsan oo dawlado kala leeyihiin ama gobollo, beero iwm xarriiqda u dhexeysa oo caddaynaysa meesha mid ku dhammaado midna ka billaawdo; soohdin; xudduud; xad.
Dhul laga xayiro daaq-sinka xilliga doogga ah si loo daaqo jiilaalka.
m.l
Wadaag:
Dhul iwm xuduud u samaysasho. ld seerayso.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Beden, huuri iwm seeb ku wadid. ld seebi.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
(-bab, m.l) Qori dheer oo afka hore u ballaaran oo bedenada iyo huuriyada lagu wado.
m.l
Wadaag:
Laba dal oo isku qabsan ama gobollo, beero iwm xarriiqda u dhexeysa oo qaybisa.
Falka la sameeyo, marka qof saar ama Boorane laga saarayo (tumayo).
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) (c.nafl.) Koox nudo ah oo liilsami kara, kuwaasoo hal ama in ka badan oo lafo ah oo isu tagay, isuna haya kalagoosyo dhaqdhaqaaq. Seeduhu waxay xukumaan dhaqdhaqaaqa lafaha ee kala goyska, sidaa awgeed waxay muhiim u tahay ka hortagga kala baxa.
m.dh
Wadaag:
Kabaha la tolay jaanta ugu horraysa ee qofka cagtiisa lagu cabbiro.
S. ah: koombo iwm oo waxa ku jiraa afka la siman yihiin.
m.l
Wadaag:
(-mayaal, m.l/dh) Billaawe weyn oo lagu dagaallamo; golxob.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Sooh adag, cad oo muruqyada madaxooda ku yaal isuna haya muruqyada iyo lafaha.
m.dh
Wadaag: