Qeexid
"U s.: awr dabar u dheerayn."
Qeexid Xigta
U s.: cid muddo dheer u samrid.
[-reeyay, -raysay]
seetadheere eeyay
seetadheere aysay
f.mg2"U s.: awr dabar u dheerayn."
U s.: cid muddo dheer u samrid.
Wadaag:
ld seer
Dhul in muddo ah daaq ka xayirid. 2. Xabbad la riday meel la waayid.
f.g2
-reeyay, -reysay
Wadaag:
(f.g) Wax dhererkiisa kordhin.
(f.g) Wax meel ka fogeyn.
(f.mg) Orod ama socod kordin. 4. U dh.: cid waxay qeyb u heshay in ugu darid.
f.g
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Dalal isku qabsan oo dawlado kala leeyihiin ama gobollo, beero iwm xarriiqda u dhexeysa oo caddaynaysa meesha mid ku dhammaado midna ka billaawdo; soohdin; xudduud; xad.
Dhul laga xayiro daaq-sinka xilliga doogga ah si loo daaqo jiilaalka.
m.l
Wadaag:
Awr si uusan u fogaan labada addin oo hore xarig uga xirid.
f.g2
-teeyay, -taysay
Wadaag:
Wax la seeteeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Xiridda la isku xiro labada addin oo hore ee awrka.
Xargaha awrta lagu seeteeyo.
m.dh
Wadaag: